Guurre “Safiirka Soomaaliya u fadhiya Brussels mar kasta oo wefdi yimaado [WAREYSI MAQAL & MUUQAAL AH”

Maxamed Cusmaan [Guure] oo ka tirsan guddiga sare ee maamulka dalladda FSAN, oo ah dallad ay ku mideysan yihiin ururo Soomaali ah oo ka dhisan waddanka Netherland ayaa ka hadlay arrimo dhowr oo ku saabsan xaaladda Soomaalida dalkaasi ku dhaqan & qaxooti cusub oo dalkaasi yimid dhowrkii sanno ee ugu dambeeyay “Waxaan la xiriirnay ururka … Continue reading Guurre “Safiirka Soomaaliya u fadhiya Brussels mar kasta oo wefdi yimaado [WAREYSI MAQAL & MUUQAAL AH”